XOG+DAAWO: Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu ka Tanaasulayo Tartanka Doorashada?

0

Warar Hoose oo qaar ka mid ah Warbaahinta ay baahisay ayaa lagu sheegay inuu ordhay Cadaadiska la saaray Madaxweynaha Jubbaland ee waqtigiisu dhamaaday isla markaana ah Musharax Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”.

Villa Somalia iyo Itoobiya ayaa Maalmihii lasoo dhaafay la tilmaamay inay xoojiyaan Qorshe dowlada Federaalka ay ku dooneyso inay ku maamusho Doorashada Jubbaland, iyadoo Maamulka Axmed Madoobe uu Kismaayo ka mamnuucay Masuuliyiinta Dowlada Dhexe.

Hadaba Maxaa ka jira Cadaadiska la saaray Axmed Madoobe inuu ku qasbay inuu ka tanaasulo Musharaxnimadiisa, Xog Buuxda oo aad ku ogaan doonto Arrimo kaa qarsoon ku Daawo Muuqaalka Hoose.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO