XOG+DAAWO: Khilaaf Shaqsi ah oo ka dhex qarxay Kheyre & Mahad Salaad, Maxay isku hayaan?

0

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ay isku hayaan arrimo labadooda ka dhaxeeya, waxaana Khilaafkan la sheegayaa inuu ka dhashay Codsi Xildhibaan Mahad Salaad uu hodhigay Kheyre.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO XOGTA OO FAAHFAAHSAN