XOG+DAAWO: Beelaha Muqdisho oo isku heysta Xilkii Yariisow & Magacyada Siyaasiyiinta u Sharaxan

0

Warar Hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu saacidhii ugu dambeeyay Kulamo isdaba joog ah la lahaa Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin hore oo kasoo jeeda beelaha ugu waa weyn magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta xusul duubka ugu jira xilka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.

Hadaba Halkaan Hoose ka Daawo Magacyada Siyaasiyiinta la kulmay Madaxweynaha ee Xilkan doonaya iyo Beelaha ay kasoo jeedaan.