XOG: Xiisadda Kismaayo Iyo Qorshaha Axmed Madoobe

0

Waxaa 16-kii saac ee lasoo dhaafay isbedal weyn laga dareemayaa xiisadii siyaasadeed ee ka jirtay magaalada Kismaayo, iyadoo wejiyo cusub haatan ay lasoo baxday.

Waxyaabaha sii kululeeyay ayaa ah markii guddiga doorshada Jubbaland ay soo bandhigeen magacyada xildhibaannada baarlamaanka Labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Waxay middan keentay in maanta xaaladda Kismaayo ka duwanaato sidii hore, iyadoo sidoo kale la arkayo ciidamo badan oo magaalada lagu soo daadiyey, waxaana meesha ka marneyn qorshaha Axmed Madoobe.

RIIX HALKAAN OO DAAWO MUUQAALKA IYO XOGIHII UGU DAMBEEYAY KISMAAYO