Safiirka Somalia ee Dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur {Tarsan} ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee uu qaatay, isagoo u tartamay madaxweyn,wuxuuna markii ugu horeysay qirtay inuu madaxweynihii hore Xasan Sheikh ka diiday inu safiir ka noqda dalka mareykanka.

Safiir Tarsan oo wareysi siiyay Tv-ga Universal ayaa la weydiiyay inuu hankiisa ahaa safiir, isagoo u tartay xilka madaxweynaha, mucaaradna ku ahaa dowladii ka horeysay dowlada madaxweyne Farmaajo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

ÔÇťAniga hankeyga markasta waxaa weye waxa aan ugu fiican ee loogu adeghayo, bulshada soomaaliyeed.hankeyga hadii u safiir yahay, madaxweyne xasan sheikh waxa u isoo jeediyay inaan safiir ka noqda mareykanka ayuu yiyi.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.