Guddoonka golaha Shacabka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa waxay soo direen fariin kusocotay Xildhibaanada baarlamaanka,kulankaasi oo berri dhici doona.
Sida lagu sheegay fariinta loo diray xildhibaanada waxaa kulanka berri ajandihiisu yahay codka kalsoonida oo la weydiin doono Xukuumada cusub ee soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO FARIINTA GOLAHA SHACABKA SOO SAAREEN
Beri oo Axad ah, taariikhdu tahay 7 August, waxaa jira kulan weynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya.
Agendaha
- U codeynta kalsooni siinta Xukuumadda magacaaban iyo barnaamijkeeda.
Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa
Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo