Xildhibaan Mahad Salaad Oo Cabdi Bileyaal Iibsaday Si Uu…

0

Dhaq dhaqaaqyo umuuqda ololaha Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa isku diyaarintooda laga dareemayaa Galmudug.

Kursiga HOP147 wuxuu durba loolankiisa ku bilowday dhoolatus cusub oo ah in Cabdi bilayaal ama Tikniko lagu soo bandhigay Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Kursiga waxaa hadda ku fadhiya Oo doonayo inuu difaacdo Mahad Salaad Oo Caan ka ah Baarlamaanka 10-aad.

Lix cabdile iyo qoryaha AK47 iyo dhashiikeyaal ayuu soo bandhigay Mahad Salaad si amnigiisa loogu sugo.

Kursigaasi ayaa sanadkaan aad loogu loolami doonaa iyadoo siyaasiyiin badan ay wada raadinayaan.