Mogadishu RadioHalgan Xildhibaan Abdirahman Gureey iyo saraakill ciidan ayaa maanta ka dagay magaaladda Beledweyn.
Xildhibaan-ka ayaa Mogadishu ka waday dhamaan saraakiisha Beesha Abdi Yuusuf si ey uga qeyb gallaan Dagaalka ka socda Gobalka Hiiraan.
Xildhibaan Abdirahman Gureey ayaa dhaqaalle ku bixinaayo sidii leyskugu daba riddi lahaa loonna dardar gelin lahaa howlgaladda Dagaalka ee ka socda Gobolka.
Xildhibaan-ka wuxuu ku wajahanyahay Degmadda maxaas halkaas oo ay ka dhici rabaan shirar aad u waaweyn unna dhaxeeya Xildhibaanadda beesha Xawaadle Saraakiisha iyo Gudoomiye Ali Jeyte.
Safarka iyo jihaadka waxaa ku wehliyo Xildhibaan Raxeeye.