Xaaf Oo dagaal udiyaar garoobay Doorashada Aqalka sare Dhaceysa

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug state Axmed Ducaale Geele xaaf ayaa maanta boorkiisa musharraxnimada aqalka sare ka taagtay Dhuusa mareeb.

Senetor Cabdi qeyb diid ayey hardan adag geli doonaan inkastoo Villa Soomaaliya ay dooneyso in dib loo doorto Qeyb diid.

Xaaf oo Magaciisa boorka lagu qoray far  gaduudan oo dhiig la micna ah ayaa dadka arintaan la socda sheegeen in taasi ay ka dhigan tahay haddii doorashada uu ka qeyb galo la musuq maasuqo uu dhiig daadin karo

Boorkiisa inuu ku dhegsaday Dhuuso mareeb ayaa direysa fariin kale xilli hore ay isku qabteen dagaal qabowna ka dhaxeeyey Madaxweyne qoor qoor.