Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Ujawaabay Jubbaland

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo wareysi uu siiyey galabta Idaacada VOA-da Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay sababta keentay in Hadda loo arko inay Colaadin tahay Warsaxaafadeedkii ay Xalay Maqribkii soo saareen.

Waxa uu wareysiga uu ku sheegay inaysan jirin wax cusub ay soo gudbiyeen balse ay sheegeen in ay habraacaasi muhiim tahay in lagu dhaqmo.

Wasiir Sabriye ayaa mar wax laga weydiiyey Cabashada Jubbaland kasoo yeertay ayuu sheegay inay diyaar uyihiin inay ka garaabaan wixii khaldana soo gudbiyaan.

Xukuumada Soomaaliya ayaa dooneysa gaar ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha inay la socoto Doorashada Jubbaland xilli ay diideyso Jubbaland inay Taasi dhacdo.

NAGA FILO CODKA INSHA ALLAAH