Home VIDEO S WARAR Deg Deg ah: Seefta Kheyre & Farmaajo oo Gasha ka baxsan,...

WARAR Deg Deg ah: Seefta Kheyre & Farmaajo oo Gasha ka baxsan, Imaaraadka oo ka careysiiyey DFS &…

0
SHARE

Wakaalada Warqaad waxay idiin soo gudbineysaa Xogihii ugu dambeeyey Ee Soomaaliya,Warbixino kusaabsan Xaalka Siyaasadaeed iyo Arimo qaarkood ubaahan dabagal.

Dawlada Imaaraat-ka ayaa waxay ka careysiisay Dawlada Federaalka Soomaaliya xilli Soomaaliland ay si dhaw iskugu soo dhawaanayaan.

Madaxweyne farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa ka arinsanaya Xilka qaadista Mas’uuliyiin xilal heysa kuwo kalena magacaabi doona.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE