Home VIDEO S Warar Deg Deg ah: Erdogan oo bahdilay Donald Trump, Sirta Xariirka Militeri...

Warar Deg Deg ah: Erdogan oo bahdilay Donald Trump, Sirta Xariirka Militeri ee Qatar & Turkey & MBS

0
SHARE

Kulanti wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka.

Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Turkey oo bahdilay Dhigiisa Mareykanka Donald Trump & Xiisad meel xun gaartay.

Militeriga Turkey ee jooga Qatar oo walaac ku abuuray dalalka Carabta iyo Yahuuda, xili Turkey uu hiigsanayo halkii ugu sareysay.

Qorshaha Mareykanka uu ka damacan yahay dalalka Bariga dhexe iyo Safarkii Xoghayahay arimaha dibadda ee Jordan oo xog laga helayo iyo Warar kale.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE