Home WARARKA War Deg Deg Ah; Qarax Xoogan Oo Ruxay Qeybo Ka Mid Ah...

War Deg Deg Ah; Qarax Xoogan Oo Ruxay Qeybo Ka Mid Ah Muqdisho & Warar Hordhac Ah

0
SHARE

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Qarax Xoogan laga Maqlay Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Qaraxa weli lama oga nuuca uu ahaa,Gaari ayaa dadka qaar ay sheegeen inuu ahaa.

Faah faahino hordhac ah ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Degmada Xamar Weyne,weli khasaaraha lama oga.

NAGA FILO WARAR DHEERAAD AH INSHA ALLAAH

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE