Home WARARKA WAR Deg Deg ah: Heshiiskii CC Shakuur, Gaas & Imaaraad, Hanjabadii Kheyre...

WAR Deg Deg ah: Heshiiskii CC Shakuur, Gaas & Imaaraad, Hanjabadii Kheyre & Farmaajo & Caalamka

3
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya Shirka Jaamacada Carabta, laakiin Xiisadda Imaaraadka ayaa ah qorshahiisa ugu weyn.

Dowlada Somaliya ayaa heshiis xeer jajab ah la gashay Siyaasiga C/Ramxaan C/Shakuur oo dalka ka dhoofay, halka siyaasiga Indha Cadde uu si adag u hadlay.

C/Weli Gaas ayaa usocda P/Land isagoo DFS kala hadlaya Arinta Imaaraadka, sidoo kale waxaa Boosaaso ku sugan wasiiro ka tirsan DFS.

RW Kheyre ayaa u digay taliyaasha ciidamada, halka Somaliland ay xukuntay Gabar Somaliweyn raadisay.

Wadamada Carabta ayaa dhoolatus kusoo bandhigay Sacuudiga, halka Xiisadda Dalalka Caalamka ay meel xun mareyso,

HOOS KA DAAWO DHAMAAN WARARKA OO DHAN

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE