Wafdi ka socday Dalka Koonfur Africa Oo Hargeysa Qarsoodi ku tegay

0

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan xisbiga ANC.

Muddooyinkii dambe Somaliland ayaa waday Kulamo iyo xiriiraad caalami ah Oo ay sameysanayeen.

Dhawaan waxaa Wafdi ka socday Dalka Malawi Oo arimo dhowr ah isla meel dhigeen.

Maanta Oo isniin aheyd Wafdi ka socday Dalka South Africa ayey qaabileen Oo arimo iskaashi isla meel dhigeen.