Safiirka Somalia ee Dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur {Tarsan} oo wareysi siiyay Tv-ga Universal ayaa ka hadlay arima xasaasi ah oo ay kamid tahay qorashahiisa siyaasadeed marka la gaaro doorashada Somalia iyo caqabadaha haysta baasaborka Somalia gaar ahaan bixinta safaarada Somalia ee Kenya.

“Sidaad la socotaan safaarada Somalia ee Kenya ma haysato dhaqaale ku filan oo ay ka hesho wasaarada arimaha dibadda Somalia saas darted waxey waxey isku maareysa xiliyada qaar lacagaha laga qaado dadka doonaya baasborka ee jooga Naiobi’ ayuu yiri safiir Tarsan oo bixiyay wareysi aad u kulul,

Halkan Hoose ka Daawo Wareysiga:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.