Home VIDEO S VIDEO SIR CULUS AH: Sidee Badda Soomaaliya Kenya U Iibsatay? Sheekh Shariif...

VIDEO SIR CULUS AH: Sidee Badda Soomaaliya Kenya U Iibsatay? Sheekh Shariif Oo Bixiyey In…

0
SHARE

Dawladii Kumeel gaarka aheyd Ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa lagu Eedaayaa in Xilligii Dalka ka talineysay Ay Ku Xad gudubtay Qaranimadii Soomaaliya Maadaama Ay badda Qeyb ka mid ah ka iibiyeen Dawlada Kenya.

Tani waxay Aabe iyo Hooyo Leedahay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke,oo Ahaa Ra’iisal wasaarihii Soomaaliya Wakhtigaas,Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Iyo Wasiirkii Qorsheynta C/raxmaan C/shakuur oo isagu saxiixay Heshiiska Badda Lagu Iibiyey.

Hadaba Muuqaal Kooban oo ka tarjumaya sida ay xaaladu aheyd waxaan idinkaga heynaa sida loo iibiyey Badda Soomaaliya iyo Kenya qaabkii loogu xaraashay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE