Home VIDEO S VIDEO DEG DEG: Qorshaha DFS ee Saldhiga Ruushka & UK ee...

VIDEO DEG DEG: Qorshaha DFS ee Saldhiga Ruushka & UK ee S/Land, & Dagaalka Carabta & Yahuuda ee Turkey

0
SHARE

Kulanti wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka.

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Sirta ka dambeysa Saldhiga Militeri ee Ruushka & UK ay doonayaan iney ka furtaan Somalia & Qorshaha DFS.

Xog Yaableh oo cadeyneysa qorshe ay Imaaraadka, Sacuudiga & Yahuuda ku doonayaan iney ku bur buriyaan Turkey iyo Warar kale.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE