Waxa sanadkaan la sameeyay markale qiimeynta dalalka ugu awooda badan dhanka passporka kuwa passaporkoodu uu dhexdhaxaad ka yahay iyo wadamada ugu liita ee passaporkooda lagu safro
qiimeeynta sanadkaan waxa saameeyn ku yeeshay oo sigaar ah loogu ee gayay cudurka covid19 iyadoona dadlalka si gaar ah looga eegayay cuurka covid19 oo dhamaan saameyn ku yeesahy safarada dalalka caalamka
dalalka hoos udhaca ku yimid qaar kood waxa ka yaraaday oo ay ku tiirsanaayeen safarada dal xiiska kuwaas oo uyaraaday cudurka covid19 owgii
qiiyeytaan oo sanad walba la sameeyo ayaa sanadkaan waxa lasoo saaray 10 ka dal ee ugu passaporka awoodda badan
waxaana kaalmaha ay u kala 10ka wadan sidan iyadoo ay jireen wadamo hal kaalin isla galay
- Japan
- Singapore
- Germany, South Korea
- Finland, Italy, Spain, Luxembourg
- Austria, Denmark
- France, Ireland, Netherlands, Portugal, Sweden
- New Zealand, Belgium, Norway, Switzerland, United Kingdom, United States
- Australia, Czech Republic, Greece, Malta
- Canada
- Hungary
Sidookale waxa lasoo bandhigay wadamada ugu liitay ee passaporka lagu safro ,waxaana wadamadaan loo eegayay wadamada ay ka jiraan dagaalada iyo wadanka kuuriyada waqooyi oo ay adagtahay in loo safro ama dalxiis loo aado
Wadamada ugu liita dhanka passaporka waxa ka mid ah Afghanistan , Iraq , Syria ,Pakistan, Somalia, Yemen , Palestinian Territory ,Libya, Nepal , North Korea , Kosovo, Lebanon, Sudan ,Bangladesh, Iran
Qiimeynta Sanadkaan waxa lagu sameeyay ilaa iyo 191 dal
waxaana kaalinta koowad galay wadanka jaban oo passaborkiisa lagu tagi karo 191 dal halka soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ugu liita
waxaana la sheegay in passaporkiisa lagu tagi karo 33 dal.