Home WARARKA SIRCULUS: Yariisoow Oo Qaaday Tallaabo Geesinimo Leh Ka Hor Xilka Qaadistiisa,Xasuusta Ceerintii...

SIRCULUS: Yariisoow Oo Qaaday Tallaabo Geesinimo Leh Ka Hor Xilka Qaadistiisa,Xasuusta Ceerintii Thabit Cabdi

0
SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng,Yariisoow ayaa waxa uu ku dhawaaqay Tallaabo Umuuqatay mid uu Reer Muqdiso taageero kaga raadsanayo.

Yariisoow Hadalkii uu ka sheegay Degmada Yaaqshiid ayaa waxa uu saameyn culus ku reebay madaxda dawlada Dhexe oo aan jecleyn in Gobolka Banaadir Maqaamkeda lasoo qaadin ama laga hadlin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Duqa Muqdisho waxa uu qaaday wadadi uu ku baxay thabit Cabdi oo Xilka ku waayey ka hadalka maqaamka Muqdisho.

Yariisoow ayaa Xog ay Warqaad heshay waxa lagu wadaa in Xilka Qaadis lagu sameeyo oo dhawaan laga yaabo in lasoo magacaabo Ninkii badeli lahaa.

Halkaan riix si aad Xog kale u aragto

Xasuusta marka la eego Xilka qaadistii Thabit Cabdi waxa ay keentay in uu sameeyey Qorshe uu Xamar kaga dhigi rabay Maamul gobolleed markii uu waayey Maqaamka Gobolka Banaadir oo laga hadlayo.

 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE