SIR LA HELAY: General Abuukar Xuud Oo La heshiiyey Villa Soomaaliya

0

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Genaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud uu heshiis is-afgarad ah la gaaray Dawladda Soomaaliya waxaana la filayaa inuu soo gaaro Magaalada Muqdisho.

Xog la helay ayaa tilmaameysa in Genaraalka lagula heshiiyay lacag malaayiin dollar oo uu ku bedalan doono kacdoonkii uu ka waday Hiiraan.

Arintaan ayaa dhabar jab ku ah halgankii ay ka qeyb-qaateen dhalinyarada gobalka, kuwaas Oo qaarkood durba saluugeen heshiiska.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa umaray Madaxtooyada in laga qabto sargaalkaasi jabhadka ah Oo diidan Hirshabelle.

Hadaba rani ayaa hadii ay suurta gasho ay noqoneysaa in culeys ka mid ah kuwii Dawlada dhexe heystay iska hor wareejisey.

Waxaa laga digayaa in Xabsi la geliyo ballantana looga baxo sidii Rooboowna Xabsi dheer loo diro.