Home WARARKA SIR CULUS DAAWO VIDEO: Telefishin Caalami Ah Oo Warbixin Ka Sameeyey Daacish...

SIR CULUS DAAWO VIDEO: Telefishin Caalami Ah Oo Warbixin Ka Sameeyey Daacish & Al Shabaabka Puntland

0
SHARE

Hubaal waxaa ah in Dawlad Gobolleedka Puntland ay ku dhib qabto Argagaxisada qudhooda is ugaadhsaneysa Ee Daacish iyo Shabaabka.

Telefishinka Caalamiga ah Ee VOA ENGLISH ayaa dhawaan Warbixin ka sameeyey sida ay Puntland uga difaac gasho weerarada Al Shabaab iyo Daacish.

Muuqaal kooban oo VOA baahisey ayaa lagu wareystay Saraakiisha Ciidamada Amniga Ee Aagga Boosaaso iyagoo muujiyey inay is difaacaan ilaa xad oo xuuraankooda ciidanka ay shaqo badan hayaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE