Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kulan kula qaatay xarunta Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.
Safiirka Dowladda shiinaha ayaa dhankiisa xusay inay sii wadi doonaan dadaalka ku bixinayaan Soomaaliya.
Maanta oo Talaado ah waxaan kulan kula qaatay xarunta Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.
Kulanka waxaa diirada ku saarnay xiriirka labadda Dowladdood iyo arrimaha Gargaarka Bini’aadanimo, waxa dhankiisa xusay inay sii wadi doonaan dadaalka ku bixinayaan Soomaaliya.
Sidoo kale waxaan uga mahadceliyay dhowrista madax-banaanida dhuleed iyo mida Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ay dhawaan Safaaradda shaacisay.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha dhowrista madax-banaanida dhuleed iyo mida Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ay dhawaan Safaaradda shaacisay.