Sheekh Shariif oo bedelay mowqifkiisii lana kulmay galabta Rooble

0

Raisal-Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Shariif Sheikh Ahmed ayaa caawa Shir khaas ah ku yeeshay Hotel Peace ee Muqdisho.

Isbuucyadii udambeeyay ayaa la sheegay in madaxweyne Shariif Diiday Go’aano ah inuu Ka Qeyb Qaato in Dagaal iyo Foodo la Galo Qasne Wax lagu Raadiyo.

Todobaadyada Soo Socdo ayaa Waxaa isbadali Doona Siyaasada Somaliya Waxaana la Arki Doonaa Madaxda Mucaaradka Qaarkood iyo Dowlada oo Isku Dhinaca ah sida la rajeynayo.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maalmo ka hor dib ugu soo laabtay Muqdisho mana uusan la kulmin xubnaha Murashaxiinta Madaxweynaha.

Shakiga ugu weyn ayaana taas ah in dhinac gaar ah istaagay Shariif uuna dooneyn ku lug lahaanshiyaha xaaladaha is diidan e Muqdisho hadda ka jira.