Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha  maamulka  Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa ku xigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xoghayaha degmada , iyada oo la Magacaabey 5 kuxigeeno iyo Xoghaye.

Sidoo kale Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye ku xigeenadii Maamulka degmada Marka iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.

Halkan ka Akhriso Wareegtada.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.