Home WARARKA Shacabka Muqdisho Maxay Dareemeyn Kadib Isbedalkii Ciidanka Ee Lagu Sameeyay Magaalada?

Shacabka Muqdisho Maxay Dareemeyn Kadib Isbedalkii Ciidanka Ee Lagu Sameeyay Magaalada?

0
SHARE

DFS ayaa waxay isbedal aan caadi ahayn ku sameysay ciidamadii ammaanka ee magaalada Muqdisho iyo sidoo kale guud ahaan qorshaha amniga ee magaalada.

Shacabka Muqdisho ayaa waxay hadda dareemayaan neef aad u weyn iyo qabow badan kadib markii laga dulqaaday culeysyo haystay.

Shacabka ayaa markii hore waxaa hayey xayiraad iyo qaraxyo aan joogsi lahayn, balse carro ayeey taasi ka qaadeen.

Dadka waxay hadda aad usoo dhoweynayaan isbedalka ka jira magaalada Muqdisho, waxaadna mooddaa in dadku hadda amaan u bilabayaan dowladda uu hoggaamiyo Farmajo.

Shacabka oo la cadaadiyo ayaa ka dhigan dowladda oo fashilantay, balse dowladda Nabad iyo Nolol waa ay is qabatay.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY