Mudo kadib RW Somaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow ku dhawaaqay golahiisa wasiirada.
golaha wasiirada oo si aad ah ku dhawaaqistooda loo hadal haayey ayaa ugu dambeyn lagu dhawaaqay waxana kasoo dhaxmuuqday xubno ka tirsanaa xukuumadii Kheyre
Mahdi Guuleed RW Ku xigeenkii hore, Ahmed Ciise Cawad wasiirkii arimaha dibada khadiijo diiriye iyo xubno kale oo badan ayaa kasoo muuqday wasiirada cusub.
Naga filo faah faahin dheeraad ah