Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta waxaa ay xireen wadooyinka qaar ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Galmudug, iyada oo ammaanka siwyen loo adkeeyay.
Ciidamada ayaa sigaar ah waxaa ay u xireen wadooyinka soo gala Barxada weyn ee Magaalada Garoowe, waxaana sababaha wadooyinka loo xiray lagu sheegay soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland.
Mas’uuliyiin kala dwuan oo ka tirsan Puntland ayaa diyaarinaya soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland oo ay tahay markii ugu horreeysay oo wadooyin loo xiro tan & markii la doortay.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isaga oo sidoo kale safar ku tegay wadanka isutaga imaaraadka Carabta.
Guddiga dhawaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland uu u magacaabay soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland oo ka kooban 7 xubnood ayaa ku guda jira diyaarinta soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland.