Rooble oo shir gaar ah la yeeshay wafdigii loo diray ICJ ee guusha soo hooyey

0

Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu kulan xog wareysi ah la yeeshay wafdigii soomaaliya udirtay Dalka Holland ee goob joog ka ahaa go’aankii ICJ shalay shaacisey.

R/wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa ugu horeyn faah faahiyey waxa laga yiri go’aanka iyo garsoorka qaabka ay xukunka urideen.

Intaas kadib Engineer Maxamed Xuseen Rooble ayaa la wadaagay wafdigaasi oo aalada Zoom-ka toos uga jiray Magaalada heer sida shacabka Soomaaliyeed ugu farxeen guusha.