Rasaas laga maqlay Muqdisho & Murashaxiinta Oo Ciidankooda Xirteen…

0

Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Lambar afar ee Muqdisho ayaa sheegaya halkaasi rasaas laga maqlay.

Galabta ciidan badan ayaa lasoo dhoobay oo Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ka Amar qaata.

Waxay ciidankaan doonayaan inay amniga sugaan kulan caawa ka dhacaya Muqdisho Oo Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ay yeelanayaan.

Xaalada ayaa caadi kusoo laabatay kadib muddo daqiiqado jawiga kacsanaa Oo rasaas la maqlayey.