Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre & Wafdigiisii Waddanka Mareykanka U Raacay ayaa Maanta Dib ugu Soo Laabtay Dalka.

Wafdiga ayaa waxa Buubaay Dageenka Muqdisho kusoo dhaweeyey Wasiiro iyo Xildhibaano.

Mudane Xasan Kheyre iyo Wafdigii la socday waxay Shirar kala duwan kaga qeyb galeen Magaalada Washinton Ee Dalka Mareykanka.

Waxa Lagu amaanay Dawlada Soomaaliya Doorka fiican Ee La dagaalanka Musuq maasuqa ayna qaaday Dhabihii looga cafin lahaa Deymaha Soomaaliya Lagu Leeyahay.

Ma jirin faah faahin kale oo laga bixiyey Socdaalkii Ra’iisal Wasaare Kheyre Ee Mareykanka oo Ay Maanta kasoo laabteen.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.