Home WARARKA R/wasaare Kheyre Oo 8 Wasiir,Hanti Dhowraha & Xeer ilaaliyaha Qaranka Oo Xilal...

R/wasaare Kheyre Oo 8 Wasiir,Hanti Dhowraha & Xeer ilaaliyaha Qaranka Oo Xilal Kale Umagacaabay

0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE