Qoraal Murashaxiinta Udireen Beesha Caalamka Aan Aragnay (Akhriso)

0

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa warqad Af Ingiriis ku qorneyd waxay u direen Beesha Caalamka iyagoo ku sheegay in ay diyaariyeen Liiska xubnaha ay tahay in laga saaro guddiga doorashada ee lagu muransan yahay.

Midowga Murashaxiinta ayaa sheegay in xubnahaasi yihiin kuwo katirsan Shaqaalaha Rayidka ah iyo Hay’adda NISA, in hal magaalo lagu qabto doorshada, iyo arrinta kuraasta Gobolada Waqooyi in looga dambeeyo Cabdi Xaashi Cabdillahi.

Waxa la sugayaa Jawaabta kasoo bixiyaan Xubnaha Beesha Caalamka kasoo saaraan Baaqaasi Murashaxiinta Mucaaradka udireen.