Home BULSHADA Qiso Cajiib Ah: Sawir Uu Qaaday Wiil Bariis Maqaayad Ka Cunayey Oo...

Qiso Cajiib Ah: Sawir Uu Qaaday Wiil Bariis Maqaayad Ka Cunayey Oo Abuurtay Xamaasad

0
SHARE

Qisadaan ayaa ka dhacday Jimcihii Todobaadkii hore Dhamaadkiisa Magaalada Hyderabad Dalka Hindiya,taas oo aheyd in wiil dhalinyaro ah uu sawir ka qaaday Raashin loogu keenay inuu cuno.

Maqaayad Weyn oo ay laheyd Shirkada IKEA ayaa uu wiilkani soo galay si uu raashin uga cuno,balse uu ku arkay Bariis nuuca baryaaniga loo yaqaano Cayayaan ku dhex jiray.

Waxa uu Cabiid Maxamed uu ka ash ashay Cuntadii islamarkaana Sawir uu qaaday waxa uu dhigay Bogga Twitter-ka isagoo xitaa ku lifaaqay inay Arkaan Shirkada Maqaayadaasi leh.

HALKAAN RIIX SI AAD U ARAGTO CADEYMO

Durba Saameyn badan ayuu abuuray Sawirkii oo Waaxda Faya dhowrka Cuntooyinka Ee Hindiya ayaa Lacag dhan 11 kun iyo Shan Boqol oo Lacagta Hindiya Ee Rubiga loo yaqaano.

Wiilkaan soo gudbiyey Sawirka ayaa udhashay Sweden Balse uu Asal ahaan kasoo jeedo Dalka Hindiya.

Waxaa Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE