Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne

0

Ciidanka Amaanka ayaa fashilyay qof siday qarax oo doonayo inu galo maqaaxida Goobal oo ku taalo Magaalada baladweyne Gaar ahaan Xaafada howlwadaag.

 

Saraakiisha Amniga Magaalada baladweyne ayaa sheegay inay joojiyeen nin boorso siday oo doonyay inu galo maqaaxida kadibna u dhigay boorsadii oo aay sidaas ku qaraxaday aydoo u cararay ninkii qaraxa waday sidu warbaahinta u sheegay taliyaha Saldhiga galbeed L/Xidggle Siraad Cumar Xiish.

 

Majirta qaraxas wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay marka laga soo tago burbur hantiyeed sidaay Saraakiisha sheegeen.