Home WARARKA Puntland Oo Mar kale Soo Bandhigtay Dagaalka Dawlada Dhexe & Warkii Maanta...

Puntland Oo Mar kale Soo Bandhigtay Dagaalka Dawlada Dhexe & Warkii Maanta Ay Shaaciyeen

0
SHARE

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa looga hadlay Doorashada dhawaan la Filayo inay dhacdo ayaa hadana Eedeyn ujeediyeen Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Waxaa lasoo sheegayaa in Qodobo dhowr ah ay soo bandhigeen waxyaabo kala duwan oo Doorashada Fara gelinta ay ka mid tahay Dawlada dhexe ku heyso.

HOOS KA AKHRISO EEDEYNTA PUTLAND SOO SAARTAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE