Muxuu Maanta Muqdisho Kula Kulmay Danjire James Swan (Daawo Sawirada)

0

Maanta oo ay taarikhdu tahay 29-06-2020, Agaasimaha Sheybaarka Qaranka, Sahra Ciise ayaa waxa ay ku soo dhaweysay Sheybaarka Soomaaliya.

Wafdi uu hogaaminayay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Madaxa Hay’dda Caafimaadka Adduunka ee Soomaliya (WHO), Dr Malik.

Waxay Wafdigaan uga mahadceliyeen dhammaan madaxda Wasaaradda Caafimaadka iyo shaqaalaha Sheybaarka Qaranka sidii geesinimada lahayd ee ay uga shaqeeyeen baaritaanka cudurka dilaaga ah ee saameeyay dunida oo dhan ee COVID-19.