Home WARARKA MUUQAAL: Somaliland Oo Si Kulul Kaga Hadashay Xiisadaha Colaaded ee Ka Jira...

MUUQAAL: Somaliland Oo Si Kulul Kaga Hadashay Xiisadaha Colaaded ee Ka Jira Gobalka Sanaag

0
SHARE

Xili xiisada colaaded ay ka dhex jiraan Somaliland iyo Puntland oo ka taagan degaano ka tirsan gobalka Sanaag ayaa waxa si adeg kaga hadlay Xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani ee Somaliland iyadoo ciidamo ka tirsan qaranka Somaliland oo uu sheegay in la dul geeyey shacabka deeganka Yube ee gobalka Sanaag.

Xoghaye ku xigeenka wadani ee Somaliland ayaa sheegay in dadka deegankaasi aaney maanta u baahneen ciidamo la dul geeyo balse ay u baahan yahiin biyo iyo baad isagoo Puntland u jeediyay iney joojiyaan xiisadaha colaaded.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE