Muuqaal: Somaliland oo farriin dagaal u dirtay Puntland+xiisadda Tukarraq

0

Abaanduulaha Koowaad Ciidamada jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland Sarreeyo Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale Afguduud ayaa beeniyay warar laga faafiyay Ciidamada soona kormeeray Jiida hore Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Gobalka Sool ee Tukaraq.

Abaanduulaha Ciidamada Somaliland ayaa waxa Socdaalkan ku wahelinayay Guddoomiyaha Gobalka Sool Cabdiqani Jiidhe iyo Taliyaha Aaga Bari Ciidamada Qaranka Sarreeyo Guuto Cali Bare Xuseen Afhayeenka Ciidamada Qaranka Gaashaanle sarre Cabdiraxmaan Cabdilaahi.

HOOS KA DAAWO: