Muuqaal Naxdin leh: Dhallaankii lagu badbaadiyay Nus Dollarka iyo Caruurta Muqdisho Taageerada ay Naga filayaan Muuqaa

0

Caruurta Soomaaliyeed waxaa ay ubaahan yihiin garab istaag iyo taageero weyn, Muuqaalkan hoose waxaa uu kuu muujinayaa qiso xanuun badan oo ah, dhallaan noloshiisa lagu badbaadiyay Nus Dollarka.

Wariye Mohamed Jimcaale ayaa xog wareystay qaar ka mid ah caruurta Soomaaliyeed ee derbi jiifta ku ah MUqdisho kuwaas oo ubaahan taageero weyn…

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO