Home WARARKA Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo Go’aan Lama filaan ah kasoo saaray doorashadda kadib...

Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo Go’aan Lama filaan ah kasoo saaray doorashadda kadib Iscasilaadii Shariif

0
SHARE

Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay iscasilaadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ay soo jeediyeen in la dardargaliyo howlaha Doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo jeediyay in ay muhiim tahay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ku baaqay in si deg deg ah loo soo dhameystiro xubnihii iska casilay Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE