Madaxweynaha Dawlad gobolledka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Muqdisho Kullan kula Qaatey Sii hayaha Ergeyga Gaarka ah Ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Soomaliya ahna kuxigenka Wakiilka Mr Raisedon Zenenga,

Labada mas’uul waxay isla fahmeen iney Yeeshaan wada shaqeyn dhow, iyo sidii Dawlada Koonfur galbeed Soomaaliya gacan Looga Siin Laha furida waddoyinka ay Go’odoomiyeen Ururka Al Shabaab oo Dhibaato weyn Ku haaya Shacabka Deeganada koonfur Galbeed.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.