Mahad Salaad Oo Hanjabaadii Cumar Filish Jawaab Ka bixiyey

0

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliyeed ee wakhtiga kasii dhamaanayo ayaa ka jawaabay hanjabaadii Cumar Filish Duqa Muqdisho kasoo baxday maanta oo khamiis ahayd.

Hoos ka Akhriso qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad 

Cumar Finish wuxuu yiri musharaxiinta meeshii lagu arko halagu dilo. Cumarow qoriga dabka ah ee Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen dhulka iska dhig adigu haku gubanine!

Hadii dhago wax maqlaa kugu yaalaanna, dad dilow hakuu dambeeyo ee duqiyow xarunta dowlada hoose Gudoomiyaha aad ka tahay ee halka asbuuc korontadu ka dansantahay biilkeeda iska bixi!

Hon. Mahad Salad