Madaxweyne Siciid Deni Oo Kulan Albaabada xiran la yeeshay..

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan qado oo is xogwareysi ah la yeeshay Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl.