Madaxweyne lafta gareen Oo Magacaabis deg deg ah sameeyey

0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Mudane Maxamed Ibraahim Nuur Lataliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.