Home WARARKA Madasha Talo Wadaag oo War kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ee DP...

Madasha Talo Wadaag oo War kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ee DP World

0
SHARE

Madasha Talo Wadaag oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin horay xilal u soo qabtay ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada uu dalka ku jiro.

Madasha ayaa soo dhoweeyay Xeerkii Baarlamaanka Federaalka uu soo saaray ee dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World, isla markaana waxba kama jiraan laga soo qaaday dhamaan heshiisyadii shirkaddu gashay.

Sidoo kale Madasha ayaa ugu baaqay Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha in la hirgeliyo go’aankii Baarlamaanka, lagula xisaabtamo Xukuumadda meel marinta go’aankaas.

War saxaafadeedka Madasha Talo wadaag

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE