Maamul Gobolleedkii Ugu Horeeyey Ee Taageeray Baarlamaanka Cusub Jubbaland

0

Xilli Habeenimadii Xalay lagu dhawaaqay Golaha wakiilada Cusub Ee Jubbaland ayaa waxa soo baxaya dad hambalyo iskugu dirayey Baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay.

War kasoo baxay Madaxtooyada garowe galabta ayaa waxa Maamulka Puntland ay bogaadiyeen sida ay udhacday Doorashada Xildhibaanada Cusub Ee Jubbaland.

Waxay sheegeen Puntland inay inta dhimana urajeenayaan inay sida sharciga waafaqsan kusoo doortaan.

Saaxiibo siyaasadeed ayaa lagu tilmaamay Madaxweyne Axmed Madoobe iyo dhigiisa Siciid Dani,kuna darso oo Axmed Madoobe reer Abti ayey uyihiin Reer Puntland,taas oo sokeeyanimada ay hiil iyo hoo la garab joogaan.