Kulan Shaki Abuuray Oo Dhexmaray Shariif Xasan & Fahad Yaasiin

0

Ilaa hadda waa ay adag tahay in xog  badan laga bixiyo kulankaan wixii kasoo baxay iyo wakhtiga uu dhacay aan la ogeyn.

Shariif Xasan Sheekh Aadan,Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,Cabdiraxman Kulmiye Xersi iyo Siyaasiyiin kale ayaa kulanka yeeshay.

Xilliga uu dhacay kulankaan weli lama ogaan balse sawirka lasoo bandhigay ayaa Shaki siyaasadeed abuuray.

Wuxuu kusoo aaday xilli Marxalad kala guur ah Dalka ku jiro oo Arimaha Doorashada loo diyaar garoobayo.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hore xilal kala duwan usoo qabtay hadda waxa uu ka mid yahay xubnaha midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Dalka 2020/2021-ka.