Kulan Albaabada Uxiran Oo Aqalka Sare & Qoor qoor yeesheen

0

Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Guddomiye Ku- xigeenka 1aad iyo 2aad ayaa Xafiskiisa ku qaabilay Madaxeeynaha Doowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmad Cabdi Kaariye.

Guddiga Jogtada Golaha Aqalka Sare ayaa kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo Booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare Ee BFS.

Waxay kawada hadleen sida la sheegay arimaha doorashada dalka iyo nuuca ay noqon karto in la isla afgarto.

Hore Aqalka sare Gudoonkiisa waxay ula kulmeen Madaxda Jubbaland,Puntland iyo Xasan Sheekh Maxamuud.