Khudbada R/wasaare Rooble Shirka London oo lagu daray madaxweynayaal kale

0

Shirkaan oo ah mid looga hadlayo sare uqaadista tayada waxbarashada Carruurta ayaa maanta gelinka dambe ka furmaya magaalada London Ee Caasimada Dalka Ingiriiska.

Inkabadan 130 Hogaamiye oo caalamka ka socda ayaa shirka ka qeyb galaya,waxaana si gaar ah diirada lagu saari doonaa sida ugu macquulsan ee waxbarashada usii wadan karaan carruurta uu saameeyey cudurka covid 19.

Warbixin lasoo saaray ka hor shirka waxa la sheegay in 260 milyan carruur ah ay waxbarashadii ka istaagtay tan markii dunida uu ka dilaacaday caabuqa covid19,waxaana madaxda shirka maanta furmaya ay aad uga doodi doonaan fursadaha la abuuri karo iyo qaabka looga qeyb qaadan lahaa.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN